Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa guul muhiim ah ka gaartay Shirweynaha Caalamiga ah ee Tayada Daryeelka Caafimaadka ee ISQua, kaddib markii Maareeyaha Hay'adda Qaran ee Caymiska Caafimaadka Bulshada Soomaaliyeed, Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaaludiin, loo doortay xubin buuxda oo ka tirsan Golaha Sare ee La-talinta ee Ururka Caalamiga ah ee Tayada Daryeelka Caafimaadka (ISQua). […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.