Baydhaba (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa taageero xoogan u muujisay Turkiga, kadib markii deegaanno ka tirsan maamulkaas iyo qaybo kamid ah Jubbaland lagu gubay calanka Turkiga. Dibad-baxyo balaaran oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay inta badan degmooyinka Koonfur Galbeed ayaa garab istaagga buuxa loogu muujiyay dowladda Turkiga oo ah saaxibka koowaad ee […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.