Muqdisho (Caasimada Online) – Wafdi saraakiil ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee magaalada Baydhaba, si ay ugu kuurgalaan xaaladaha amniga ee ka jira halkaasi. Wafdigan oo uu horkacayay taliyaha ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar soo indha-indheeyay goobaha la difaacayo […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.