Dagaal u dhexeeya laba malayshiya beelood ayaa maanta ka dhacay Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, iyadoo labada dhinac ay isu-adeegsanayaan noocyada kala
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.
Badhan (Caasimada Online) – Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, iyadoo iska horimaadku uu sababay khasaare kala duwan oo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin. Dagaalka ayaa socday muddo ku dhow laba saacadood, waxaana labada dhinac ay isku adeegsadeen hub culus oo ay ka mid […]
Dagaal u dhexeeya laba malayshiya beelood ayaa maanta ka dhacay Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, iyadoo labada dhinac ay isu-adeegsanayaan noocyada kala