Skip to main content
See every side of every news story
Published • loading... • Updated

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo is-casilay

Summary by Caasimada Online
Baydhabo (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed, Axmed Cali Muuse ayaa iska casilay xilkii, isagoo si rasmi ah ugu gudbiyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Madoobe warqaddiisa is-casilaadda. Warqadda is-casilaadda ee uu gaarsiiyay hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayuu ku sheegay inuu si ikhtiyaari ah uga degayo xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, isaga oo codsaday […]
DisclaimerThis story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.

Bias Distribution

  • There is no tracked Bias information for the sources covering this story.

Factuality Info Icon

To view factuality data please Upgrade to Premium

Ownership

Info Icon

To view ownership data please Upgrade to Vantage

Caasimada Online broke the news on Friday, September 18, 2026.
Too Big Arrow Icon
Sources are mostly out of (0)
News
Feed Dots Icon
For You
Search Icon
Search
Blindspot LogoBlindspotLocal