Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa saadaalisay in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya uu sannadka 2026 ku ekaan doono 2.3%, iyadoo dhaqaalaha dalka ay saameynayaan dhowr caqabadood oo isbiirsaday. Warbixinta IMF ayaa lagu sheegay in hoos u dhaca gargaarka dibadda tan iyo 2025, abaaraha soo noqnoqda, saameynta colaadda Bariga Dhexe iyo isbeddellada la […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.
The economy of the North African country is expected to grow 2.3% this year and 2.7% in 2027. International Monetary Fund states that external reforms and aid are essential. The post IMF: short-term challenge affects Somalia's GDP appeared first on Brazil-Arab News Agency.