Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay dhacdo ka dhacday Isbitaalka Muqdisho ee degmada Yaaqshiid, taas oo la xiriirta hooyo iyo ilmaheeda oo isbitaalka lagu hayay, kadib markii qoyskeedu awoodi waayeen bixinta kharashaadka caafimaadka iyo jiifka. Hooyadan oo lagu magacaabo Zamzam Maxamuud Cilmi ayaa boolisku waxay sheegeen in 19-kii September […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.